Midawga Yurub oo keenay qorshe xal loogu heli karo sarreen badan oo ku xanniban Ukraine

Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Luxembourg waxay kaga wada xaajoodeen sidii loo fududayn lahaa in malaayiinta ton ee sarreenka ah ee ku xanniban dalka Ukraine inay gaadhaan dalalka loo wado, ka dib markii dalka Ruushku uu xannibaad ku soo rogay dekedaha Ukraine ee ku yaalla Badda Madow. Ukraine … Continue reading Midawga Yurub oo keenay qorshe xal loogu heli karo sarreen badan oo ku xanniban Ukraine